SopLang waa luuqad barnaamij cusub oo loogu talagalay in ay fududeyso qorista algorithms-ka si sahlan oo akhris wanaagsan leh, iyadoo aad ugu dhowaaneysa Af-Soomaaliga.
Fikradaha fudud ee SopLang:
door,haddii,ku_celi,qor
โ
Wuxuu sameeyaa isku dhufasho Matrix oo dhan 100 jeer, si loo cabbiro waxqabadka.
โ
Wuxuu qiimeeyaa xawaaraha iyo waxtarka luuqadda SopLang.
- ๐น Wax fudud oo lagu barto.
- ๐น Luqad aad ugu dhow Af-Soomaaliga.
- ๐น Ku habboon waxbarashada algorithm-yada.
- ๐น Xawaare sare marka la eego hawlaha xisaabeed.
- ๐น Console Output nadiif ah oo la fahmi karo.
Tusaale Codsi:
Labo matrix oo la isku dhufto waxay soo saaraan matrix cusub oo ka tarjumaya isku darka qiyamka labadii hore.
- Bilaabid waqtiga (
startTime). - Ku celcelin isku dhufashada (
multiplyMatrices) 100 jeer. - Xisaabin waqtiga la isticmaalay (
duration). - Soo bandhigid natiijada isku dhufashada iyo waqtiga.
๐ Horumarinta Luqaddaada, Mustaqbalkaaga!
